Isku Aadka Wareega Group yada ee Jeneraal Daa’uud oo la soo saaray

(Muqdisho) 15 Maajo 2018. Waxaa la sameeyay isku aadka wareega Group yada ee tartanka xiisaha badan ee Jeneraal Daa’uud.

Tartankan oo sanadkasta la qabto marka uu horyaalka Dhammaado ayaa waxaa sanadkii hore ku guuleystay naadiga Elman.

Haddaba tartanka ayaa bilaaban doona 4-ta bisha Oktoobar, waxaana kulanka ugu horreeya lagu furi doonaa Jeenyo iyo Horseed.

Haddaba isku aadka Jeneraal Daa’uud ayaa sidan loo sameeyo:

Group-A:

Jeenyo

Saxafi

Horseed fc

Jamhuuriya/Badbaado

Group- B

Dekedda fc

Elman Fc

Banadir Sports Club

Bariga Dhexe

Group- C

Gaadiidka

Heegan Fc

Midnimo Fc

Madbacada Fc

Group-D

Radsan S,C

Muqdisho United

Geeska Africa

Rajo Fc.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close