Liiska hordhaca ah ee ciyaartoyda xulka Argentina u ciyaaraya koobka adduunka oo la shaaciyay

(Buenos Aires) 14 Maajo 2018 Tababaraha xulka qaranka Argentina ee Jorge Sampaoli ayaa ku dhawaaqay liiskiisa hordhaca ah ee ciyaartoyda uu u soo xushay koobka adduunka.

Jorge Sampaoli ayaa soo saaray liis ka kooban 35-laacib, waxaana ka soo muuqday ciyaartoyda loogu jecel yahay dalkaas.

Weerar yahanka Inter Milan ee Mauro Icardi oo shaki la galinayay ayaa qayb ka ah liiska sida hordhaca ah uu ugu dhawaaqay tababare Jorge Sampaoli.

Sidoo kale, Paulo Dybala ayaa isna qayb ka ah ciyaartoyda looga yeeray xulka qaranka, Higuain ayaan ka marnayn dhankiisa.

Liiska uu soo saaray tababare Jorge Sampaoli oo dhamaystiran:

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close