Day: May 14, 2018
-
England
Antonio Conte Oo Iska Diiday Inuu Dusha Saarto Mas’uuliyada Xilli Ciyaareedkii Foosha Xumaa Ee Kooxda Chelsea
(Chelsea) 14 Maajo 2018. Antonio Conte ayaa la hadlay saxaafada kadib markii ay kooxdiisa ay ku guuldareesatay in ay u…
Read More » -
Italy
RASMI: Xiriirka Kubadda Cagta Ee Talyaaniga Oo Goor Dhow Ku Dhawaaqay In Roberto Mancini Uu Noqonayo Macalinka Cusub Ee Xulka Italy.
(Italy) 14 Maajo 2018 Xiriirka kubadda cagta ee Talyaaniga ayaa si rasmi ah ku dhawaaqay u magacaabista Roberto Mancini macalinka cusub…
Read More » -
England
Liiska Musharaxiinta Abaalmarinta Tababaraha Ugu Fiican Ee England
(Premier League) 14 Maajo 2018. Ururka macalimiinta ee “The Association of Trainers” ayaa wuxuu daboolka ka qaaday looska musharaxiinta ku tartameysa…
Read More » -
England
Manchester City oo la ogaaday xiddiga ay ka dhiganayso saxiixeeda koowaad marka uu furmo suuqa xagaaga – Waa kee?
(Manchester) 14 Maajo 2018. Kooxda kubadda cagta Manchester City ayaa la soo warinayaa inay saxiixeeda koowaad ka dhiganayso xiddiga naadiga…
Read More » -
England
Alan Shearer: “Manchester City Ma Noqon Doonto Koox Weyn Marka Laga Reebo Hal Xaalad”
(Man City) 14 Maajo 2018. Halyaygii hore xulka qaranka England iyio kooxaha Newcastle United, Blackburn Rovers iyo Southampton Alan Shearer ayaa…
Read More » -
England
Kooxda Man City oo hoggaaminaysa liiska kooxaha 100-dhibcood ku qaaday horyaallada Waddankooda
Xilli ciyaareedkan 2017-18 kooxda Manchester City ee Waddanka Ingiriiska ayaa 100-dhibcood ku qaaday horyaalka Premier League, waxaana ay ka mid…
Read More » -
England
SAWIRRO: Mohamed Salah oo meel sare ku jira & Cristiano Ronaldo oo ka soo muuqday kaalin aan laga filayn qiimeynta 20-ka laacib ee ugu wanaagsan Yurub
(Yurub) 14 Maajo 2018. Weeraryahanka kooxda kubadda cagta Barcelona iyo xulka qaranka Argentina ee Lionel Messi ayaa hoggaaminaya qiimeynta 20-ka…
Read More » -
England
Tottenham Hotspur Oo Heshiis Cusub Oo Waqti Dheer Ka Saxiixatay Xidig Ka Tirsan Safka Kooxdeeda.
(Tottenham) 14 Maajo 2018. Tottenham Hotspur ayaa si rasmi ah maanta ugu shaacisay shabakadeeda rasmiga ah in ay heshiiska u kor…
Read More » -
Soomaaliya
Xulkeena Soomaaliya Oo Wadadii Guusha Cagta Saaray Iyo Qaranka Kubadda Gacanta Oo Guul Ka Gaaray Burundi
(Soomaaliya) 14 Maajo 2018. Xulka qarankeena kubadda gacanta oo ka kooban laba qayb ayaa kullamo xiisa badan galabta la ciyaaray xulalka…
Read More » -
England
Juventus oo hoggaaminaysa kooxaha ugu horyaal qaadista badan horyaalladda ugu caansan Yurub… (Eeg liiska sida loo kala sarreeyo)
(Yurub) 14 Maajo 2018. Kooxda kubadda cagta Juventus ayaa xalay noqotay kooxda ugu horyaal qaadista badan shanta horyaalka ee ugu…
Read More »