Shaxda rasmiga kulanka kooxaha Huddersfield Town iyo Arsenal oo la shaaciyey – Alexandre Lacazette oo hoggaaminaya safka Gunners

(Huddersfield) 13 Maajo 2018. Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ah ee ay garoonka ku soo galayaan galabta kooxaha Huddersfield Town iyo Arsenal kulankooda ugu dambeeya xilli ciyaareedkan ee horyaalka Premier League.

Alexandre Lacazette ayaa ku soo bilowday safka hore ee kooxda Arsenal kulanka ay booqanayso Huddersfield Town.

Shaxda hoos ka eeg:-

Safka hore ee Huddersfield Town: Lossl; Hadergjonaj, Jorgensen, Schindler, Kongolo, Lowe; Hogg, Mooy, Pritchard; Ince, Mounie.

Keydka Huddersfield: Coleman, Smith, Whitehead, Billing, Sabiri, Depoitre, Stankovic.

Safka hore ee Arsenal: Ospina; Bellerin, Mustafi, Holding, Kolasinac; Ramsey, Xhaka, Iwobi; Mkhitaryan, Aubameyang, Lacazette.

Keydka Arsenal: Macey, Maitland-Niles, Mertesacker, Mionreal, Willock, Welbeck, Nketiah.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close