Neymar oo fariintaan u diray Thiago Motta kadib sagootintii xalay

(Paris) 13 Maajo 2018 Xiddiga kooxda PSG ee Neymar ayaa fariin sagootin u muuqatay u diray saaxiibkiis Thiago Motta oo xalay si wayn loo sharfay.

Thiago Motta ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay ka fariisashadiisa kubadda cagta dhamaadka xiliciyaareed kaan, wuxuuna xalay macsalaameeyay PSG oo uu u ciyaarayay muddo dhan 6-sano iyo bar.

Neymar oo baraha bulshada ku sagootinayay saaxiibkiis Thiago Motta ayaa soo qoray: “Mahadsanid Thiago Motta”.

Wararka ayaa sheegaya in Thiago Motta uu tababare u noqonayo mid kamid ah kooxaha da’yarta ee PSG.

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close