Day: May 13, 2018
-
England
RASMI: Laacibka kooxda Man City ee Kevin De Bruyne oo ku guuleystay abaal-marintii ugu horreysay ee…
(England) 13 Maajo 2018. Xiddiga khadka dhexe ee kooxda Manchester City, Kevin De Bruyne ayaa ku guuleystay xilli ciyaareedkan abaal-marintii…
Read More » -
England
Macallinka Man Utd ee Jose Mourinho oo sharraxay sababtii uu Anthony Martial maanta u seegay kulankii Watford
(Manchester) 13 Maajo 2018. Macallinka kooxda kubadda cagta Manchester United ee Jose Mourinho ayaa shaaca ka qaaday in ciyaaryahankiisa Anthony…
Read More » -
England
Jose Mourinho “Ma Jirto Cid Buuxin Karta Booska Uu Ka Baxay Rui Faria”
(Man United) 13 Maajo 2018. Macalinka reer Portugal ee kooxda Manchester United Jose Mourinho ayaa sheegay inuusan jirin qof ku…
Read More » -
England
RASMI: Mohamed Salah oo ku guuleystay abaal-marinta Kabta Dahabka ee gool-dhalinta Premier League… + SAWIRRO
(Liverpool) 13 Maajo 2018. Dhaliyaha kooxda Liverpool ee Mohamed Salah ayaa ku guuleystay abaal-marinta Kabta Dahabka ah ee gool dhaliyaha…
Read More » -
England
Unai Emery Oo Qeyb Kasoo Noqday Musharaxiinta Ugu Cad Cad Badalka Wenger Ee Kooxda Arsenal
(Arsenal) 13 Maajo 2018. Tababaraha Paris Saint-Germain, oo ku dhawaaqay inuu ka tagayo kooxda dhamaadka xilli ciyaareedkan ayaa la ogaaday…
Read More » -
England
Arsene Wenger Oo Ku Dhawaaqay Inuu Sii Wadi Doono Shaqada Tababarka Kadib Arsenal
(Arsenal) 13 Maajo 2018. Arsene Wenger ayaa wuxuu shaaca ka qaaday inuu sii wadi doono shaqada tababarka inkastoo uu ku…
Read More » -
England
Michael Carrick Oo Macsalaameeyay Jamaahiirta Garoonka Old Trafford
(Man United) 11 Maajo 2018. Michael Carrick ayaa ciyaaray kulankiisa ugu dambeeyay ee kooxda Manchester Unitead, kadib markii ay guul 1-0…
Read More » -
England
WARBIXIN: Kooxaha usoo Baxay Champions League kuwa ciyaaraya Europe league iyo Naadiyada ka haray Horyaalka Premier League.
( Premier League ) 13 Maajo 2018. Sanad ciyaareedka horyaalka Premier league ayaa soo gabagaboobay xili ay horyaalka ku guuleystay…
Read More » -
Italy
Inter Milan Oo Isku Dayaysa Inay Yareeyso Qiimaha Rafinha Alcantara
(Inter Milan) 11 Maajo 2018. Inter Milan ayaa dooneysa in ay dib ula xaajooto kooxda Barcelona waxayna xiiseeneysaa in si…
Read More » -
England
Rikoorada laga Diiwaan galiyay Maalinta u dambeysa kulamada Horyaalka Premier League.
( Premier League) 13 Maajo 2018. Kal cayaareedka horyaalka Premier League 2017-18 ayaa soo dhamaaday, iyadoo ay horyaalka ku guuleystay…
Read More »