Day: May 12, 2018
-
England
RASMI: Man United Oo Shaacisay In Ku Xigeynka Jose Mourinho Uu Bixi Doono Dhamaadka Xili Ciyaareedkan
(Man United) 12 Maajo 2018. Manchester United ayaa shaacisay bixitaanka kaaliyaha Jose Mourinho Rui Faria dhamaadka xili ciyaareedkan. Rui Faria…
Read More » -
France
Unai Emery Oo Fariin U Diray Dani Alves, Kadib Markii La Xaqiijiyay Inuu Seegi Doono Koobka Aduunka 2018
(PSG) 12 Maajo 2018. Tababaraha Raris-Saint-Germain Unai Emery ayaa fariin u diray Dani Alves kadib markii ciyaaryahanka reer Brazil la…
Read More » -
Germany
RASMI: Lewandowski Oo Ku Guuleystay Abaal Marinta Gooldhalinta Horyaalka Bundesliga Markii Saddexaad
(Bayern Munich) 12 Maajo 2018. Robert Lewandowski ayaa si rasmi ah u gudoomay abaal marinta gooldhalinta horyaalka Bundesliga ee xili ciyaareedkan…
Read More » -
Spain
Ernesto Valverde Oo Ku Dhawaaqay Liiska Xidigaha Kooxdiisa Barcelona Ee Kulanka Levante
(Barcelona) 12 Maajo 2018. Ernesto Valverde ayaa ku dhawaaqay liiska xidigaha uu kala hor tagi doono kulanka habeen dambe ee…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
Ma xusuustaa Laacibkii Kumanaanta ku bad baadiyay MASAAJID la xiri rabay isla markaana Muslimiinta Falastiin dartood loo Ganaaxay??!!!
(Europe) 12 Maajo 2018. Waxaa kubbada cagta Yurub soo maray iminkana ka ciyaarta ciyaartooy badan oo heysta Diinteena Islaamka balse…
Read More » -
England
Emmanuel Petit Oo Meesha Ka Saaray In Vieira Iyo Arteta Ay Noqon Karaan Badalka Wenger
(Arsenal) 12 Maajo 2018. Halayga kooxda Arsenal iyo xulka qaranka Farnce Emmanuel Petit ayaa meesha ka saaray suurtogalnimada ay Vieira…
Read More » -
England
Halyayga Arsenal Robert Pirès Oo Ka Hadlay Mustaqbalka Xidiga La La Xiriirinayo Gunners Ee Thomas Lemar
(Monaco) 12 Maajo 2018. Halyayga kooxda Arsenal iyo xulka qaranka France Robert Pirès ayaa wuxuu sheegay in laacibka ay isku…
Read More » -
England
Manuel Pellegrini Oo Dib Ugu Soo Laabanaya Horyaalka Premier League Si Uu U Leeliyo Kooxdan
(England) 12 Maajo 2018. Wargeyska “Marca” ee dalka Spain ayaa wuxuu shaaca ka qaaday in macalinka reer Chile ee Manuel…
Read More » -
France
Paris Saint-Germain Oo War Rasmi Ah Ka Soo Saartay Neymar Jr
(PSG) 12 Maajo 2018. Paris Saint-Germain ayaa si rasmi ah u shaacisay in laacibkeeda reer Brazil ee Neymar Jr uu…
Read More » -
Spain
Faahfaahin Dheeri Ah Oo Laga Helayo Xaalada Dhaawac Ee Cristiano Ronaldo Kahor Finalka Champions League
(Real Madrid) 12 Maajo 2018. Xidiga koowaad ee kooxda Real Madrid Cristiano Ronaldo ayaa kaga farxiyay jamaahiirta Los Blancos ka…
Read More »