Day: May 11, 2018
-
England
Mauricio Pochettino Oo Shaki Galiyay Mustaqbalkiisa Kooxda Tottenham Hotspur
(Tottenham) 11 Maajo 2018. Macalinka kooxda Tottenham Hotspur Mauricio Pochettino ayaa xaqiijiyay inuusan hubin inuu sii joogayo kooxda reer England…
Read More » -
Spain
Philippe Coutinho Oo Sheegay Inuusan Ku Fikiri Doonin Xirashada Maaliya Xidiga….
(Chelsea) 11 Maajo 2018. Philippe Coutinho ayaa wuxuu xaqiijiyay sida uu ugu faraxsan yahay kooxda Barcelona, isagoo carabka ku adkeeyay…
Read More » -
England
FA-ga England Oo Eedeyn U Jeediyay Arsenal & Xiliga Loo Mudeeyay In Ay Jawaab Ka Bixiso.
(Arsenal) 11 Maajo 2018. FA-ga ayaa ku eedeeyay Arsenal inay ku guul darreysatay inay xakameyso ciyaartoydeeda inta lagu gudi jiray…
Read More » -
England
Halyayga Man United Teddy Sheringham Oo Kula Taliyay Marcus Rashford Inuu Ka Tago Old Trafford
(Man Unite) 11 Maajo 2018. Weeraryahankii hore kooxda Manchester United Teddy Sheringham ayaa kula taliyay Marcus Rashford inuu isaga dhaqaaqo…
Read More » -
France
Ángel Di María Oo Doonaya Lionel Messi In Uu Arintan Garab Weyn Ku Siiyo
(PSG) 11 Maajo 2018. Xidiga kooxda Paris St Germain Ángel Di María ayaa wuxuu xiiseenayaa in markale uu dib ugu…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
Ronaldo hooyadiis oo ka dhawaajisay waqtiga wiilkeedu uu ka fariisanayo kubadda cagta
(Madrid) 11 Maajo 2018 Hooyada dhashay Cristiano Ronaldo ayaa daaha ka qaaday waqtiga wiilkeedu uu ka fariisanayo kubadda cagta. Ronaldo ayaa…
Read More » -
France
Neymar Jr: “Waan Ka Baqayaa Inaan Dib Ugu Laabto Garoomada Si Aan Markale U Ciyaaro”
(PSG) 11 Maajo 2018. Xidiga reer Brazil ee Neymar Jr ayaa weli ka soo kabanaya dhaawacii jabniinka ahaa ee kasoo…
Read More » -
Italy
Juventus oo sii xoojisay wadahadalada ay ku doonayso Giacomo Bonaventura
(Torino) 11 Maajo 2018 Juventus ayaa sii xoojisay wadahadalada ay ku doonayso saxiixa xiddiga kooxda AC.Milan ee Giacomo Bonaventura. Tababare Allegri ayaa…
Read More » -
Spain
Kooxda Sevilla oo sidaan uga falcelisay maqnaashaha Dani Alves ee koobka adduunka
(Sevilla) 11 Maajo 2018 Kooxda Sevilla ee horyaalka Spain ayaa ka falcelisay ka maqnaashaha daafaca xulka Brazil ee Dani Alves koobka adduunka.…
Read More » -
England
Chelsea Oo Ku Dhow Inay Dhameystirto Saxiixeeda Ugu Horeeya Ee Xili Ciyaareedka Soo Aadan
(Chelsea) 11 Maajo 2018. Kooxd ka dhisan magaalada London ee Chelsea ayaa ku dhow inay dhameystirto heshiiskeeda ugu horeeya, si…
Read More »