Shaxda rasmiga ah ee kooxaha Leicester City iyo Arsenal oo la shaaciyey – Yaa ku soo bilowday kulanka ka dhacaya King Power?

 (Leicester) 09 Maajo 2018.  Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ah oo ay caawa garoonka ku soo geli doonaan kooxaha Leicester City iyo Arsenal ee horyaalka Ingiriiska.

Kooxa Leicester City ayaa Arsenal ku soo dhaweynaysa garoonkeeda King Power Stadium kulan ka tirsan Premier League, waxaana haatan lagu dhawaaqay shaxda rasmiga ah ee kulankan.

SHAXDA LABADA KOOXOOD OO DHAMMAYSTIRAN HOOS KA EEG:-

Safka hore ee Leicester City: Jakupovic; Simpson, Morgan, Maguire, Fuchs; Choudhury, Silva, Mahrez, Diabate; Iheanacho; Vardy.

Keydka Leicester City: Hamer, Benalouane, Dragovic, Iborra, Barnes, Gray, Thomas.

Safka hore ee Arsenal: Cech; Maitland-Niles, Holding, Mavropanos, Kolasinac; Xhaka, Ramsey, Iwobi, Mkhitaryan, Welbeck; Aubameyang.

Keydka Arsenal: Ospina, Osei-Tutu, Mertesacker, Mustafi, Willock, Nelson, Nketiah.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close