Shaxda rasmiga ah ee kooxaha Chelsea iyo Huddersfield Town oo la shaaciyey – Yaa ku soo bilowday kulanka ka dhacaya Stamford Bridge?

(London) 09 Maajo 2018.  Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ah oo ay caawa garoonka ku soo geli doonaan kooxaha Chelsea iyo Huddersfield Town ee horyaalka Ingiriiska.

Kooxa Chelsea ayaa Huddersfield Town ku soo dhaweynaysa garoonkeeda Stamford Bridge kulan ka tirsan Premier League, waxaana haatan lagu dhawaaqay shaxda rasmiga ah ee kulankan.

Blues ayaa indhaha ku haysa inay ku dhammaysato afarta sare ee horyaalka Premier League xilli ciyaareedkan, waxaana ka go’an inay caawa guul ka gaartay kooxda dhibka badan ee Huddersfield.

SHAXDA LABADA KOOXOOD OO DHAMMAYSTIRAN HOOS KA EEG:-

Safka hore ee Chelsea: Caballero; Azpilicueta, Christensen, Rudiger; Zappacosta, Kante, Fabregas, Alonso; Willian, Morata, Pedro.

Keydka Chelsea: Eduardo, Cahill, Moses, Bakayoko, Barkley, Hazard, Giroud.

Safka hore ee Huddersfield: Lossl; Smith, Jorgensen, Schindler, Lowe; Kongolo, Hogg, Billing, Mooy, Van La Parra; Depoitre.

Keydka Huddersfield: Coleman, Malone, Pritchard, Ince, Quaner, Mounie, Hadergjonaj.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close