DEG DEG: Dekadda oo sanadkii labaad oo Xiriir ah ku guuleysatay horyaalka Soomaaliya

(Muqdisho) 09 Maajo 2018. Dekadda ayaa markiii labaad oo xiriir ah ku guuleysatay horyaalka Soomaaliya kaddib markii ay galabta 6-1 uga adkaatay naadiga Betroolka.

Guusha ayaa lagama maarmaan u ahayd kooxda Dekadda waayo xitaa bar baro horyaalka waa looga qaadi lahaa.

Dekadda ayaa 39-dhibcood ku qaaday Somalia Premier League halka Benaadir ay u jirtay hal dhibic oo qura.

Faah faahin dheeri ah iyo waliba SAWIRRO, dhawaan ayaan idin soo gudibin doonnaa insha’alaah…

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close