DAAWO: Villarreal oo marin sharafeed aad loogu riyaaqay u samaysay Barcelona!!

(Barcelona) 09 Maajo 2018 Ciyaartoyda kooxda Villarreal ayaa sameeyay caawa arin aad looga hadal haayo gudaha dalka Spain kadib markii ay sifiican u sharfeen Barcelona.

Maamuuska Villarreal ayaa yimid xili Real Madrid ay diiday axadii inay saf u gasho kooxda horyaalka Spain oo ay sharafto.

Kooxda Villarreal ayaana amaan ku mudatay marin sharafeedkii ay caawa u samaysay dhigeeda Barcelona.

Halkaan Ka DAAWO:

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close