Jose Mourinho oo WAR WAYN ka yiri Cristiano Ronaldo

(Europe) 08 Maajo 2018. Jose Mourinho ayaa hadal wayn ka yiri xiddiga Real Madrid ee Cristiano Ronaldo ka hor koobka adduunka.

Xulka Portugal marna kuma guuleysan koobka adduunka balse wuxuu qaaday Euro 2016.

Dabcan, Ronaldo wuxuu soo qaatay waayo qurux badan oo waxaa ka maqan uun World Cup.

Jose Mourinho ayaa iminka aaminsan in Portugal uu fursad u heysto dhacdada ugu wayn kubbada cagta adduunka maadaama ay heystaan Ronaldo.

“Portugal waxay heystaa shax xiiso elh,” Mourinho ayaa sidaa u sheega ESPN Brazil.

Natiijada sawirka Ronaldo Porugal captain

“Ronaldo la’aantiis suuro gal ma noqon doonto laakiin haddii uu joogo wax kasta waa suuro gal.

“Waxaan aaminsanahay in Argentina haddii uu ka maqan yahay Messi aysan musharax noqon doonin.

“Laakiin haddii ii joogo waxay noqon doontaa mid ka mid ah kuwa ugu cad cad koobka adduunka.”.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close