Madaxweynaha Real Madrid Oo Cadeeyay Fikirkiisa Kaga Aadan Qaab Ciyaareedka Keylor Navas

(Real Madrid) 07 May 2018. Madaxweynaha Real Madrid Florentino Perez ayaa ku adkeysanaya lasoo saxiixashada goolhaaye cusub kadib marka uu furmo suuqa kala iibsiga ee soo aadan, inkastoo uu wacdarro dhigay goolhayaha xullka qaranka Costa Rican Keylor Navas

Wargeyska “Sport” ayaa sheegay in banshigyadii ugu dambeeyay uu ka sameeyay Keylor Navas kulamadii lasoo dhaafay aysan ka hor istaagi doonin Florentino Perez lasoo saxiixashada goolhaaye cusub xili ciyaareedka soo aadan.

Wargeyska ayaa sheegay in Perez uu doonayo lasoo saxiixashada mid kood David de Gea ama Thibaut Courtois si uu u keensado garoonka Santiago Bernabéu.

Si kastaba Keylor Navas ayaa wuxuu si cad u sheegay inuu doonayo sii joogi taanka kooxda Real Madrid, ilaa iyo kooxd ay kala soo saxiixaneyso goolhaaye kale ee cusub.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close