Shaxda Rasmiga ee kulanka El Clasico Barcelona & Real Madrdi oo la Shaaciyay

( La liga ) 06 Maajo 2018. Barcelona ayaa safkeeda kusoo bilaawaday Andres Iniesta oo kulankii ugu dambeyay ee El Clasico cayaari doona, halka sido kale uu qadka dhexe qeyb ka yahay Philipi Coutinho

Zinedine Zidane ayaa safka weerarkiisa u wakiishay weeraryahanada BBC, iyadoo dhanka daafaca uu kasoo muuqday Varane oo shaki uu ku jiray.

Real Madrid ayaa dooneysa in ay jabiso rikoorka guuldaro la’aanta kooxda Barcelona oo horey ugu dabaal dagtay hanashada Horyaalka.

Habada waa tan Shaxda Labada Koox ee Barcelona vs Real Madrid

 

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close