Arsenal oo sagootisay Per Mertesacker oo ka fariisanaya kubadda cagta (MUUQAAL)

(London) 06 Maajo 2018 Arsenal ayaa caawa sagootisay kabtankeeda Per Mertesacker kaas oo aan in muddo ah u ciyaarin kooxda maadaama ay da’du ka daba timid.

Per Mertesacker ayaa ciyaaray 15-daqiiqo, kooxda ayaana ciyaarta kadib gudoonsiisay abaal marin sharafeed maadaama uu Arsenal uga fariisanayo kubadda cagta.

Waxaa hal mar isku soo beegmay sagootintii Per Mertesacker iyo tii tababare Arsene Wenger, labada nin ayaana sifiican caawa loogu dhex sharfay garoonka Emirates.

Halkaan ka DAAWO:

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close