Arsenal oo koobkii dahabiga ahaa hadiyad ahaan u siisay Arsene Wenger (MUUQAAL)

(London) 06 Maajo 2018 Arsenal ayaa caawa sifiican u sharaftay tababareheeda Arsene Wenger kaas oo ka tagaya kooxda dhamaadka xiliciyaareed kaan.

Sagootin heer caalami ah ayaa caawa garoonka Emirates loogu sameeyay tababaraha reer France, dhamaan taageerayaasha, ciyaartoyda iyo shaqaalaha kooxda ayaa loo xiray funaanad lagu soo qoray “Mahadsanid Arsene”.

Kooxda ayaana ku sharaftay Arsene Wenger koobkii dahabiga ahaa ee uu u qaaday kooxda xiliciyaareedkii 2003/2004.

Halkaan ka DAAWO:

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close