Juan Mata Oo Abaal Marin Lagu Doonsiiyay Dalka Spain

(Man United) 04 May 2018. Ururka saxafiyiinta Isboortiga ee gobolka Asturias  dalka Spain ayaa ku abaalmariyay xidiga khadka dhexe ee kooxda Manchester United Juan Mata, abaal marinta gobolka ee dalka Spain.

Juan Mata ayaa hogaaminaya mashruuca loogu magac daray “Common Goal” ee la macno ah “Hadafka Guud” oo ay xubnaha ku mideysan ay ku bixiyaan %1 mushaharkooda, si loogu adeego arrimaha bulshada iyadoo loo marayo in ka badan 100 NGO.

Si kastaba xidiga khadka dhexe ee kooxda Manchester United Juan Mata ayaa loo qorsheeyay in uu helo abaalmarinta 2017 Asturias sport.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close