Day: May 4, 2018
-
England
Wenger Oo Quus Ka Taagan Dhaawaca Laurent Koscielny Kasoo Gaaray Kulankii Atletico Madrid.
(Arsenal) 04 May 2018. Arsene Wenger ayaa ka hadlay dhaawacii darnaa ee kasoo gaaray Laurent Koscielny inta uu socday kulankii…
Read More » -
England
Madaxweynaha Bayern Munich Uli Hoeneß Oo Ku Dhaleeceeyay Mourinho Koob La’aanta Kooxda Man United
(Bayern Munich) 04 May 2018. Madaxweynaha Kooxda Bayern Munich Uli Hoeneß ayaa tilmaamay in Jose Mourinho uu hoos u dhigay awooda…
Read More » -
England
Mourinho Oo Sharaxaad Ka Bixiyay Sababta Uusan Alexis Sanchez Qeyb Kaga Noqon Kulanka Brighton
(Man United) 04 May 2018. Jose Mourinho ayaa ka ka hadlay sabab uusan ugu soo darsan xidiga xulka qaranka Chile…
Read More » -
Italy
Sampaoli Oo Ku War Galiyay Dybala Go’aankiisa Kama Dambeysta Ah Ee Ku Aadan Ka Qeyb Qaadashadiisa Koobka Aduunka 2018
(Juventus) 04 May 2018. Macalinka xulka qaranka Argantina ee Jorge Sampaoli ayaa wuxuu kulanka gaar ah la qaatay weeraryahanka da’ada…
Read More » -
Spain
“Waxaan Ku Qanciyay Messi Inuu Sii Joogo Barcelona Laba Xilli Ciyaareed Kahor”
(Barcelona) 04 May 2018. Luis Suarez ayaa u sheegay “Mundo Deportivo” ee gobolka Catalonia kadib markii uu qarsan kari waayay,…
Read More » -
England
Muxuu Ka Yiri Klopp Kulanka Premier League Ay Chelsea Ku Booqan Doonaan Stamford Bridge?
(Liverpool) 04 May 2018. Jürgen Klopp ayaa kasoo hor muuqday saxaafada si uu kaga hadlo kulanka lawada sugayo ay kula…
Read More » -
Italy
Carlo Ancelotti Oo U Sharaxan In Uu Noqdo Badalka Massimiliano Allegri Ee Kooxda Juventus
(Juventus) 04 May 2018. Sida ay xaqiijinayaan wararka ka imaanaya gudaha dalka Italy Juventus ayaa qeyb kaga soo dhigatay Carlo…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
Gabar wariye ah oo dil ugu hanjabtay daafaca Barcelona ee Samuel Umtiti (Muxuu ka sameeyay?)
(Barcelona) 04 Maajo 2018 Daafaca kooxda Barcelona ee Samuel Umtiti ayaa sabab u noqday in gabar wariye ah ay dil ugu hanjabto.…
Read More » -
Germany
Manuel Neuer oo ku dhaw inuu markale u ciyaaro kooxdiisa Bayern Munich
(Munich) 04 Maajo 2018 Xaalada goolhaye Manuel Neuer ayaa u muuqata mid ka soo hagaagaysa sidii hore kadib dhaawac uu muddo la…
Read More » -
England
Mauricio Pochettino Oo Kala Hadlay Xidigiisa Harry Kane Loolanka Adag Uu Kula Jiro Mohamed Salah
(Tottenham) 04 May 2018. Macalinka kooxda Tottenham Hotspur Mauricio Pochettino ayaa ugu baaqay weeraryahanka kooxdiisa Spurs Harry Kane, inuu diirada saaro…
Read More »