Shaxda rasmiga ah ee kulanka Atletico Madrid vs Arsenal (Costa iyo Griezmann oo hogaaminaya weerarka Atletico)

(Madrid) 03 Maajo 2018 Kooxaha Atletico Madrid iyo Arsenal ayaa soo saaray shaxda ay caawa ku ciyaarayaan kulanka ay isaga hor imaanayaan lugta labaad ee Semi Final-ka Europa League.

Tababare Diego Simeone ayeey caawa ka go’antahay inuu gaaro Final-ka Europa League kadib markii uu ku soo bilaabay weerar kiisa Diego Costa iyo Griezmann.

Dhanka kale tababare Wenger ayaa keydka ku soo bilaabay Mkhitaryan oo gool u dhaliyay kulankii Manchester United.

Shaxda labada kooxood:

Atletico:

Arsenal:

.

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close