Day: May 3, 2018
-
England
RASMI: Koscielny Oo Seegaya Koobka Aduunka 2018, Kadib Dhaawacii Darnaa Ee Ka Soo Gaaray Kulankii Atletico Madrid
(Arsenal) 03 May 2018. Daafaca kooxda Arsenal Laurent Koscielny ayaa baaritaanadii caafimaad uu maray kadib dhaawacii ku soo gaaray kulankii…
Read More » -
Spain
Kluivert Oo Ku Taageeray Ramos Hadal Uu Dhawaan Ku Weeraray Barcelona, Isagoo Dhinaca Kale Saadaaliyay Kulanka El Clásico
(Spain) 03 May 2018. Weeraryahankii hore kooxda Barcelona Patrick Kluivert ayaa ku taageeray hadalkii uu ka dhawaajiyay kabtanka kooxda Real…
Read More » -
Uncategorized1
Sampaoli Oo Ku War Galiyay Icardi Go’aankiisa Kama Dambeysta Ah Ee Ku Aadan Inuu Ugu Yeerayo Koobka Aduunka Iyo Inkale
(Argantina) 03 May 2018. Macalinka xulka qaranka Argantina Jorge Sampaoli ayaa la kulmay weeraryahanka kooxda Inter Milan ee Mauro Icardi,…
Read More » -
England
Arsenal Oo Dhibaato Xoogan Ay Soo Gaartay, Kadib Markii Uu Dhaawac Daran Soo Gaaray Laurent Koscielny Kulanka Atletico Madrid
(Arsenal) 03 May 2018. Arsenal ayaa dharbaaxo xoogan la kulantay kadib markii uu dhaawac xoogan uu soo gaaray difaaca kooxdeeda…
Read More » -
Spain
Andrés Iniesta Oo Dhaawac Ku Seegi Kara Kulankiisii Ugu Dambeeyay El Clásico
(Barcelona) 03 May 2018. Wargeyska caanka ah ee reer Spain “Mundo Deportivo” ayaa sheegay in kabtanka kooxda Barcelona Andrés Iniesta uu…
Read More » -
Germany
Bayern Munich Oo Diyaarineysa Dalab Qaali Ah Si Ay Juventus Kaga Soo Qaadato Paulo Dybala
(Bayern Munich) 03 May 2018. Bayern Munich ayaa isku dayaysa inay lasoo saxiixato xiddiga khadka dhexe ee kooxda Juventus Paulo…
Read More » -
Champ' League
Robert Pires oo saadaaliyay natiijada kulanka caawa ee Atletico vs Arsenal
(Madrid) 03 Maajo 2018 Halyeeygii hore ee Arsenal ee Robert Pires ayaa saadaaliyay natiijada kulanka caawa ee lugta labaad ee Semi Final-ka…
Read More » -
Champ' League
Shaxda rasmiga ah ee kulanka Atletico Madrid vs Arsenal (Costa iyo Griezmann oo hogaaminaya weerarka Atletico)
(Madrid) 03 Maajo 2018 Kooxaha Atletico Madrid iyo Arsenal ayaa soo saaray shaxda ay caawa ku ciyaarayaan kulanka ay isaga hor…
Read More » -
England
Anthony Martial Oo Xaqiijiyay Inuu Doonayo Ka Dhaqaaqista Kooxda Manchester United
(Man United) 03 May 2018. Sida ay xaqiijinayaan warbaahinta dalka England laacibka xulka qaranka France ee Anthony Martial ayaa doonaya inuu…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
Qiimaha Tikidhada kulanka lagu sagootinayo tababare Arsene Wenger oo aad u qaaliyoobay
(London) 03 Maajo 2018 Arsenal ayaa axada marti qaadi doonta kooxda Burnley kulankeeda ugu danbeeya Premier League ee ay ku ciyaarayso…
Read More »