Shaxda Rasmiga ah ee Roma vs Liverpool (El Shaarawy oo ku soo bilowday)

(Roma) 02 Maajo 2018 Kooxaha Roma iyo Liverpool ayaa soo saaray shaxda ay u soo xusheen kulanka caawa ee lugta labaad Semi Final-ka Champions League.

Tababare Di Francesco ayaa caawa doonaya inuu sameeyo dib u soo laabasho lamid ah tii ay sameeyeen kulankii Barcelona maadaama uu ciyaarayo weerar labo afle ah oo ka kooban El Shaarawy iyo Dzeko.

Shaxda labada kooxood:

Roma:

Liverpool:

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close