Shaxda rasmiga ah ee Real Madrid vs Bayern Munich (Yaa ku soo bilwday labada dhinac)

(Madrid) 01 Maajo 2018 Real Madrid ayaa caawa marti qaadaysa dhigeeda Bayern Munich kulan ka tirsan lugta labaad ee Semi Final-ka Champions League.

Tababare Zidane ayaa shax la yaab leh ku soo galay kulanka caawa, wuxuuna keyd galiyay Casemiro iyo Bale, wuxuuna fursad siiyay Asensio iyo Kovacic.

Sidoo kale, Lucas Vazquez ayaa ka ciyaaraya booska uu ka maqan yahay Carvajal, Isco ayaana gabi ahaanba ka maqan ciyaarta.

Shaxda labada kooxood ay u soo xusheen kulanka caawa:

Real Madrid:

Bayern Munich:

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close