Ronaldo: “Andres Iniesta Wuxuu U Qalmay Inuu Ku Guuleysto Abaal Marinta Ballon d’Or”

(Barcelona) 01 May 2018. Halyayga xulka qaranka Brazil ee Ronaldo ayaa xaqiijiyay in Andres Iniesta uu u qalmay ku guuleysiga abaal marinta xiisaha badan ee Ballon d’Or, maadaama uu dhamaadka xili ciyaareedkan ka tagi doono kooxda Barcelona

Andres Iniesta ayaa si rasmi ah u shaciyay in dhamaadka xili ciyaareedkan uu isaga bixi doono garoonka Cump Nou, kadib mudo dhan 22 sano uu kusoo qaatay kooxda Blugarana.

“Iniesta wuxuu u qalmay inuu ku guuleysto abaal marinta Ballon d’Or, sanad ka mid ah sanadihii lasoo dhaafay, laakiin uma baahna, sababtoo ah wuxuu heystaa taariikh fara badan ee leh rikoodho taariikhi ah, waana hubaa inaan kaga mahadceliyo wax walba uu kubada cagta kasoo qabtay

Si kastaba 33 jirkan ee haatan ku sii dhawaanaya waqtiga uu ka fariisan lahaa kubada cagta ayaa wuxuu kusoo qaatay kooxda Barcelona waayo aad u qurux badan, maadaama uu kula soo guuleestay koobab far badan ee isugu jira kuwa yurub, kuwa gudaha iyo caalamka intaba.

Gool FM.

 

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close