Real Madrid oo Gaartay Finaalkii Seddaxaad oo Xariir ah kadib Barbarihii kulanka Bayern Munich ee Afar dhamaadka Champions League+SAWIRRO

( Champ’ League ) 01 Maajo 2018. Real Madrid ayaa gaartay finalka koobka champions league kadib bar baro 2-2 ah uu kusoo idlaaday ciyaartii lugta labaad ee afar dhamaadka Champions league ay la dheeleen naadiga Bayern munich

Qeybta hore kulanka ayaa lagu kala maray 1-1, waxaana goolka la hormartay kooxda Bayern munich kadib kubadd uu qalday bixinteeda Sergio Ramos iyadoona uu gool u badalay xiddiga Joshua Kimmich kaliya markii ay socotay dheesha 3 daqiiqo.

Balse masii dheeraan hogaanka kooxda Jarmalka sababtoo ah waxaa yimid goolka barbaraha naadiga Real waxaana madax ku dhaliyay Karim Benzema daqiiqadii 11-aad.

Labada dhinac ayaa sameyay isku dayo halis ah, taasoo ay inta badan ay sameyneysay kooxda Bayern munich.

Dib markii loogu soo laabtay kaambiyaha dambe Real Madrid ayaa durbadiiba qabatay hogaan kadib markii ay ka faa’ideysteen kubaddd ay qaldeen cayaartoyda Bayern taaso aheyd banooni uu dib ugu baasay goolhayaha laacibka qadka dhexe ee Corentin Tolisso laakiin goolhayaha ayaa awood u yeelan waayay inuu xakameyo kubadda oo ka hoos baxday waxaana goolka oo maran banooniga ku hubsaday Karim Benzema.

Laakiin kooxda Bayern oo intaa kadib sameyay weeraro dhawr ah ayaa barbareysay goolka looga naxsaday qeybta dambe waxaana dhaliyay James Rodriguez oo muujiyay dabaal dag xushmad leh.

Wixii markaas ka dambeyay goolka Real wuxuu noqaday midka qura oo ay kubaddu ka socoto maxaa yeelay cayaartoyda Bayern ayaa lasoo baxay weerar aan kala joogsi laheyn.

Fursado dahabi ah ayaa soo maray kooxda Bayern daqiiqadihii dambe ee ciyaarta balse ugu dambeyn kulanka ayaa kusoo idlaaday 2-2. Waxaana sidaas finalka ku gaartay markii seddaxaad oo xariir ah kooxda Real Madrid oo lugtii hore ku adkaatay 2-1 taasna waxeyna ka dhigan tahay in labada kulan ay kooxahan isku wajaheen afar dhamaadka Champions league ay kooxda Spain kusoo baxday 4-3 wadar goolal ah.

Benzema scored the first of his two goals with a close-range header from Marcelo's excellent cross after 11 minutes

The French striker was gifted a second goal after a disastrous defensive mix-up between the Bayern Munich defenders

Sven Ulreich of Bayern Munich looks dejected after his disastrous mistake gifts Real Madrid their second goal of the game

Joshua Kimmich fires home the opening goal of the game from close range after pouncing on a loose ball in the penalty box

Kimmich celebrates his goal with Bayern Munich team-mate Thomas Muller with just three minutes of the second leg played

The France international celebrates in front of a packed Santiago Bernabeu stadium after scoring the equalising goal

Robert Lewandowski of Bayern Munich goes down under the challenge of Sergio Ramos (left) but is denied a penalty kick

Bayern Munich striker Lewandowski attempts a shot (saved) as Real Madrid captain Ramos dives in an attempt to block it

Bayern Munich goalkeeper Ulreich can only watch as Benzema latches onto the loose ball after he failed to clear it

Benzema fires Real Madrid into the lead and two clear on aggregate with a tap in after a mix up in the Bayern Munich defence

Rodriguez, on loan from Real Madrid at Bayern Munich, fires past goalkeeper Keylor Navas to make it 2-2 on the night

Rodriguez apologises to the Real Madrid fans as he refuses to celebrate the goal that puts Bayern Munich back on terms

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close