MARCA oo Codeen u sameysay Xiddigaha Barcelona…(Sidee Kaalimaha ugu soo kala bexeen??)

(Spain) 01 Maajo 2018. Barcelona ayaa ku wada guuleysatay La Liga iyo Copa de Rey.

Marca ayaa codeen sameysay si ay u hesho laacibka ugu fiican Barcelona xilli ciyaareedkan 2017/18.

Inkabadan 40,000 oo taageerayaal ayaa codadkooda dhiibtay.

Lionel Messi ayaa ku soo baxay kaalinta koowaad oo helay (91%), Goolhaye Ter Stegen ayaa isna helay (76%) halka Iniesta oo saddexaad ku soo baxay uu helay (73%).

Rakitic ayaa soo galay Afaraad (60%) Jordi Alba, Sergi Roberto iyo Phillipe Coutinho ayaa wada helay (52%), Paulinho (51 percent), Gerard Pique (49%), Samuel Umtiti (48%), Sergio Busquets (46%) iyo Luis Suarez (44%).

Waxaa codka ugu yar helay Ousmane Dembele (31%).

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close