EEG: Maxamed Saalax oo SAWIR CAJIIB ah la galay Xiddigaha Liverpool ka hor kulankooda habeen dambe ee Roma

(England) 01 Maajo 2018. Maxamed Saalax ayaa xerada tababarka kooxda Liverpool ee Melwood lagu guddoonsiiyay abaal marinta inuu ka mid noqday shaxda kooxda ugu fiican Premier League.

Wuxuu Wiilka reer Masar horey ugu guuleystay laacibka sanadka ee Premier League.

Salah, pictured with Simon Barker of the PFA after being names in the team of the year

Abaal marinta cusub ayuu Maxamed Saalax xerada tababarka kula dabaal degay Liverpool ka hor kulankooda habeen dambe ee Roma lugta labaad ee afar dhammaadka Champions League.

Xiddigaha Reds ayaa xambaaray oo Sawir Cajiib ah la galay Saalax.

EEG SAWIRKA:

James Milner tweeted this photo of Liverpool carrying Mohamed Salah with the caption

Gool FM.

 

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close