Day: April 29, 2018
-
Spain
Deportivo La Coruna Oo Safaf Sharafeed U Sameesay Kooxda Barcelona
(La Liga) 29 Abriil 2018. Kooxda Deportivo La Coruna ayaa safaf sharafeed u sameesay ciyaartoyda kooxda Barcolana, kahor inta uusan…
Read More » -
England
Gabriel Jesus Oo Shaaca Ka Qaaday Xaqiiqada Ku Aadan In Uu Heshiis Cusub U Saxiixi Doono Manchester City
(Manchester City ) 29 Abriil 2018. Weeraryahanka kooxda Manchester City iyo xulka qaranka Brazil Gabriel Jesus ayaa shaaca ka qaaday…
Read More » -
Champ' League
Waa Sidee Rajada Bayern Munich Ay Ka Qabto Robben Kulanka Real Madrid, Maxaysa Ka Yiraahdeen Wargeysyada Dalka Germany?
(Bayern Munich) 29 Abriil 2018. Wargeysyada dalka Germany ayaa waxay shaaca ka qaadeen go’aanka kaga aadan Arjen Robben kulanka Real…
Read More » -
Afrika
Mohamed Salah iyo xiriirka kubadda cagta Masar oo isku dhacay iyo xaalka oo meel xun gaaray (Maxaa la isku haayaa?)
(Liverpool) 29 Abriil 2018 Weerar yahanka kooxda Liverpool ee Mohamed Salah iyo xiriirka kubadda cagta dalka Masar ayaa isku dhacay xaalka ayaana…
Read More » -
England
Lukaku Oo Walaac Xoogan Ku Abuuray Mourinho Kadib Markii Dhaawac Looga Saaray Kulankii Ay Guusha Ka Gaareen Arsenal
(Manchester United) 29 Abriil 2018. Lukaku ayaa wuxuu walaac xoogan ku abuuray macalinka reer Portugal iyo kooxda Manchester United Jose…
Read More » -
England
Sir Alex Ferguson oo hadiyad sharafeed gudoonsiiyay Arsene Wenger +SAWIRRO
(Manchester) 29 Abriil 2018 Tababarihii hore ee kooxda Manchester United ee Sir Alex Ferguson ayaa hadiyad sharafeed gudoonsiiyay Arsene Wenger. Labada tababare…
Read More » -
England
Manchester united oo Waqti Dambe Guuldaro ku Sagootisay Macalinka Baxaya ee Arsene Wegner kadib Booqashadisii Old Trafford+SAWIRRO
( Premier League ) 29 April 2018. Manchester united ayaa dheereysatay dhibcaha kaalinta labaad kadib guushii ay garoonkooda kaga adkaaden…
Read More » -
England
RASMI: Liverpool Oo Heshiis Cusub Ku Abaal Marisay Xidigeeda Roberto Firmino
(Liverpool) 29 Abriil 2018. Liverpool ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqday shabakadeeda rasmiga ah, in ay heshiis cusub ka saxiixatay…
Read More » -
England
Halyayga Kooxda Liverpool Steven Gerrard Oo Soo Dhaweeyay Inuu Leyliyo Kooxdan
(Liverpool) 29 Abriil 2018. Sida ay shaaciyeen wargeysyada dalka England kasoo baxa halyayga kooxda Liverpool iyo xulka qaranka England ee Steven…
Read More » -
Spain
“Cristiano Waa Ciyaaryahan Weyn, Laakiin Messi Wuxuu Xili Kasta Ii Yahay Kan Koowaad, Wuuna Ii Ahaan Doonaa”.
(Barcelona) 29 Abriil 2018. Terry Venables oo horey u soo leeliyay kooxda Barcelona ayaa qeyb kasoo noqday shaqsiyaadka la dhacsan…
Read More »