Mourinho oo si adag uga horyimid wararka sheegaya in De Gea uu ka tagayo Man United

(Manchester) 27 Abriil 2018 Goolhayaha reer Spain ee David De Gea ayaa si wayn loo la xiriirinayaa kooxda Real Madrid oo ku fashilantay saxiixiisa xaggaagii 2015.

Real Madrid ayaa la sheegay inay markale isku dayi doonto saxiixa De Gea marka uu dhamaado xiliciyaareed kaan.

Image result for Mourinho De Gea

Laakiin tababare Mourinho ayaa si adag uga horyimid warkaas, wuxuuna xaqiijiyay inay tahay wax aan dhici karin in De Gea uu ka tago Man United.

Ka hor kulanka Arsenal ee axada ayaa la waydiiyay tababare Mourinho in De Gea uu ka tagayo Man United, wuxuuna ku jawaabay:

“Maya, ma jirto fursad ay taasi ku dhici karto”.

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close