Shaxda Rasmiga ah ee Arsenal vs Atletico Madrid (Diego Costa oo keydka ku soo bilowday)

(London) 26 Abriil 2018 Arsenal ayaa caawa marti qaadi doonta kooxda Atletico Madrid kulan ka tirsan lugta hore ee Semi Final-ka Europa League.

Labada kooxood ayaa soo saaray shaxda ay ku ciyaarayaan kulanka caawa, Diego Costa ayaana ku soo bilowday keydka kooxda Atletico Madrid.

Costa uma ciyaarin kooxdiisa tan iyo 12-kii bishaan markaas oo Atletico Madrid ay la ciyaartay kooxda Sporting Lisbon.

Dhanka Arsenal, Ozil iyo Wilshere oo seegay kulankii West Ham United ayaa ku soo bilwday, sidoo kale goolhaye Ospina ayaa ku soo bilowday.

Shaxda labada kooxood:

Arsenal:

Atletico Madrid:

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close