Allianz Arena oo si qurux badan loo diyaariyay ka hor kulanka caawa (SAWIRRO)

(Munich) 25 Abriil 2018 Garoonka Bayern Munich ee Allianz Arena ayaa si aad u qurux badan loo diyaariyay ka hor kulanka caawa dhex mari doona kooxaha Bayern iyo Real Madrid.

Garoonka ayaa lagu xardhay calaamada kooxda Bayern Munich iyo waliba kooxda martida u ah ee Real Madrid, sidoo kale calaamada Champions League ayaa lagu qurxiyay.

Shaxda labada kooxood ay u soo xusheen ciyaarta:

 

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close