Day: April 25, 2018
-
Champ' League
Real Madrid oo Garaacday Bayern Munich Ciyaarta Lugta Kowaad ee Afar Dhamaadka Champions League+SAWIRRO
( Champ’ League ) 25 April 2018. Bayern munich ayaa guuldaro garoonkeeda kala kulantay kooxda real Madrid ciyaarta lugta kowaad…
Read More » -
Champ' League
Xidigaha Robben Iyo Boateng Oo Laga Saaray Ciyaarta Kadib Dhaawacyo Soo Gaaray Kulanka Allianz Arena Ee UCL
(Bayern Munich) 25 Abriil 2018 Jupp Heynckes ayaa lagu qasbay inuu xili hore ciyaarta ka saaro xidigiisa garabka kaga ciyaara…
Read More » -
Italy
Carlo Ancelotti Oo Ka War Bixiyay Waxyaabaha Uu Doonayo Si Uu U Ogolaado Inuu NoqdoTababaraha Koowaad Ee Wadankiisa
(Italy) 25 Abriil 2018 Wargeyska Talyaaniga ah ee “La Gazzetta dello Sport” ayaa shaaca ka qaaday baahiyihii uu u soo…
Read More » -
Champ' League
Zidane oo dardaaran culus siiyay ciyaartoydiisa ka hor kulanka Bayern Munich
(Munich) 25 Abriil 2018 Tababaraha Real Madrid ee Zinadine Zidane ayaa dardaaran culus siiyay ciyaartoydiisa ka hor kulanka caawa. Zidane ayaa…
Read More » -
Champ' League
Allianz Arena oo si qurux badan loo diyaariyay ka hor kulanka caawa (SAWIRRO)
(Munich) 25 Abriil 2018 Garoonka Bayern Munich ee Allianz Arena ayaa si aad u qurux badan loo diyaariyay ka hor kulanka caawa…
Read More » -
England
RASMI: Liverpool Oo Xaqiijisay Inuu Soo Idlaaday Xili Ciyaareedka Chamberlain, Miyuu Seegi Doonaa Koobka Aduunka 2018?
(Liverpool) 25 Abriil 2018 Liverpool ayaa ku shaacisay shabakadeeda rasmiga ah in uu soo idlaaday xili ciyaareedka laacibkeeda Alex Oxlade-Chamberlain,…
Read More » -
Afrika
Yaa SABAB u ah Guusha Xulka Qaranka Soomaaliya ee markii ugu horreysay gaaray Finalka?
(Burundi) 25 Abriil 2018. Waa rajo uu maanka ku hayo qof walba oo sheegta magaca Soomaaliya, ugu dambayn guul lagu…
Read More » -
Champ' League
Taageerayaasha Manchester United oo Maxamed Saalax dartii u Weerarary Xiddigoodii hore ee Robin van Persie!!!
(Europe) 25 Abriil 2018. Taageerayaasha Manchester United ayaa Maxamed Saalax Dartii u weeraray weeraryahankoodii hore ee Robin van Persie kaddib…
Read More » -
England
Mourinho Oo Ku War Galiyay Mid Ka Mid Ah Weeraryahanada Kooxdiisa Inuu Ka Tagi Karo Old Trafford
(Manchester United) 25 Abriil 2018 Sida ay xaqiijineyso saxaafada dalka England tababaraha kooxda Manchester United ee Jose Mourinho ayaa ku…
Read More » -
Spain
Mohamed Salah Oo Caqab Weyn Ku Ah Rabitaanka Cristiano Ronaldo
(Real Madrid) 25 Abriil 2018 Mohamed Salah ayaa u muuqda mid dhibaata xoogan ku noqon kara inay rumowdo riyada xiddiga…
Read More »