5-ta Ciyaaryahan iyo 5-ta Tababare ee ugu Mushaarka badan kubbada cagta kal ciyareedkan oo la soo saaray

(Europe) 24 Abriil 2018. Warsidaha France Football ayaa soo saaray ciyaartoyda iyo tababaryaasha ugu mushaarka badan kubbada cagta adduunka ee kal ciyaareedkan.

Qiimentan ay sameysay jariiradda reer France ayaa ku saleysan, Mushaarka Guud, Lacagaha Bareemiyada ama Gunnada iyo xayaysiimaha.

Lionel Messi ayaa noqday laacibka ugu mushaarka badan kubbada cagta adduunka oo wuxuu 28 milyan dheeryahay Ronaldo oo ku soo xiga.

Neymar ayaa ku jira saddexaad, Greth Bale afaraad halka uu kaalinta shanaad soo xirtay daafaca Barcelona Gerard Pique.

Jose Mourinho ayaa hogaanka u haya dhanka tababarayaasha ugu mushaarka badan kubbada cagta adduunka ee kal ciyaareedkan, Marcello Lippi ayaa labaad ku jira, Saddexad waxaa soo xirtay Diego Simeone, Zidane waa afaraad halka uu shanaad ku jiro Pep Guardiola.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close