Manchester City oo Wax Naxariis ah u Sameen Kooxda Heerka Hoose ka Carareysa ee Swansea City Kulankii …+SAWIRO

( Premier League ) 22 April 2018. Naadiga Manchester City oo horay u xaqiiqsatay hanashada horyaalka Premier league ayaa dhulka la sintay kooxda Swansea kadib ciyaar ay uga adkaadeen 5-0.

Qeybta hore ee dheesha waxaa lagu kala maray 2-0 oo ay ku hor kaceysay kooxda City, kadib goolal ay ka kala heshay laacibiinta David Silva iyo Raheem Sterling.

Dhinac walbaa marka laga eego ciyaarta kubadu waxeey ahayd mid koox qura ay ciyaareysay waana tan keentay goolasha badan.

Ciyaarta qeybteeda labaad naadiga city ma aysan kala joojin duulaankooda ka dhankaa goolka kooxda Swansea waxaana goolka sedaxaad ciyaarta u dhaliyay Kevin De Bruyne daqiiqadii 54-aad.

Balse Daqiiqadii 64-aad rigoore loo dhigay ayaa laga badbaadiyay xiddigooda Gabriel Jesus waxaana durbadiiba kubada goolka ku hubsaday Bernardo Silva.

Jesus oo aad kaga xun rigoorada uu lumiyay ayaa dhameystiray goolasha kooxdiisa Manchester city ay ku xaaqday Swansea daqiiqadihii dambe wuxuuna kulanka ku dhamaaday 5-0 waana guuldaro culeys ku ah kooxda Swansea City oo heerka labaad ka carareysa tasoo ku jirta kaalinta 17-aad iyadoo laba dhibic ka horeeya kooxaha Southampton iyo Stock City.

Kooxda City ayaa kulankaan loo sameyay saf sharafeed Maamaada ay notoqay Horyaalka Premier League 2017/18.

The Spain international fired in from a tight angle with a volleyed shot to give Manchester City the lead on Sunday afternoon

Sterling is left with a simple tap in to double Manchester City's lead after being found free in the box by Fabian Delph

Kevin De Bruyne scores Manchester City's third goal with a fantastic shot from distance to cap another brilliant performance

Manchester City's Bernardo Silva scores their fourth goal after pouncing on the rebound following a missed penalty kick

Manchester City striker Gabriel Jesus finally gets his name on the scoresheet with a looped header into the Swansea goal

Manchester City players are given a guard of honour by Swansea and the match officials as they emerge from the tunnel

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close