Kooxda Banaadir oo ka qayb gali doonta tartanka Jaamacadda carabta.

(Muqdisho) 21 Abriil 2018- Naadiga uu hoggaamiyo Hussein Mbalangu ayaa ka qayb gali doonta tartanka Jaamacadda carabta kaa soo ka dhici doona dalka Sacuudiga.

Koobka ayaa waxaa ka qayb qaadan doona dhowr kooxood,waxaana dalkeena u matali doonta naadiga  Banaadir.

Kullamadii ay ciyaari lahayd kooxda Banaadir ayaa la soo hormaray iyadoo lix  maalin guddihiisa ku ciyaari doonta afar kullan uu ku jiro midka galabta.

Sida uu inoo sheegay guddoomiyaha naadiga Banaadir Abuukar Maxamed Shiikh, kooxda ayaa dalka ka amba bixi doonta Axadda soo socota oo ay taariikhdu ku beegan tahay  29-4-2018.

Qoraal uu baraha Bulashada soo dhigay guddoomiyaha kooxda Banaadir ayaa waxa uu ku yiri

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close