Chelsea oo Wajihi Doonta Manchester United Fiinaalka FA Cup Kadib Guushii Southampton+SAWIRO

( FA CUP) 22 April 2018. Chelsea ayaa ka gudubtay naadiga Southampton ciyaartii afar dhamaadka koobka FA Cup-ka kadib markii ay kaga badisay 2-0.

Ciyaarta ayaa qeybteeda hore wax goola la iska dhalin waxaana lagu kala maray 0-0, inkastoo dhabada dhinac fursado aan sidaas u badneen ay soo martay,

Laakiin markii ay daqiiqad kaliya socotay dheesha kaambiyaheeda labaad kooxda Chelsea ayaa la timid goolka kowaad waxaana si qurux badan shabaqa ugu dhamestiray Oliver Giroud kadib kubad dheer uu soo laanjeeyay Fabregas ka hor inta uusan Hazard baaska siin Giroud oo inta dhaafay dhawr daafac oo kooxda Southampton ah si hoose kubada u dhaliyay.

Chelsea ayaa intaa kadib wajahday kubado qatar ah balse uma suura galin naadiga Southampton iney goolka bar bareeyan.

Waxaana ugu dambeen quusiyay Alvaro Morata oo madax ku dhaliyay goolka labaad kadib karoos ka yimid Cesar Azpilicueta daqiiqadii 82-aad ee dhamaadka ciyaarta

Kooxda Chelsea ayaa hadda la ciyaari doonta Finalka tartanka FA Cup kooxda Manchester united oo uu maamulo macalinkoodii hore ee Jouse Mourinho xili Blues ay gaareyso finaalka koobkan sanadkii labaad oo xariir ah.

Giroud opened the scoring a minute into the second-half with a sublime piece of footwork and a tidy finish in the box

Giroud latched onto a through ball from Eden Hazard before beating two Southampton defenders and poking the ball home

Chelsea fans go wild as Giroud stabs the ball into the back of the net while Southampton watch on in dismay

The French striker wheels away as team-mates Hazard and Willian run over to join him in celebration

Alvaro Morata came off the bench to guarantee the victory with a towering header at the back post

The Spaniard headed Cesar Azpilicueta's delightful cross into the far corner of the net in front of the Chelsea supporters

Morata celebrated his goal with his Spanish colleague as they goal was another created and finished by the duo

Nathan Redmond and Southampton's players look dejected as they walk back to the halfway line after Morata's goal

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close