Day: April 22, 2018
-
Italy
Kaká Oo Talooyin Wax Ku Ool Ah Ee Ku Aadan Xili Ciyaareedka Soo Aadan U Diray Gennaro Gattuso
(Serie A) 22 April 2018 Halyayga xulka qaranka Brazil Ricardo Kaká ayaa wuxuu ka hadlay mustaqbalka kooxda AC Milan uu…
Read More » -
England
Mourinho Oo Kula Soo Biiray Klopp Iyo Valverde Loolanka Loogu Jiro Saxiixa Difaaca Kooxda Sevilla
(Premier League) 22 April 2018 Macalinka kooxda Manchester United Jose Mourinho ayaa dalbaday saxiixa difaaca Sevilla Clement Lenglet, sida ay…
Read More » -
England
Wenger oo iska fogeeyay inuu ku lug leeyahay doorashada tababaraha badali doona
(London) 22 Abriil 2018 Tababaraha kooxda Arsenal ee Arsene Wenger ayaa iska fogeeyay inuu ku lug leeyahay doorashada tababarihii isaga badali…
Read More » -
Spain
Ernesto Valverde oo abaal mariyay ciyaartoydiisa kadib ku guulaysigii Copa del Rey
(Barcelona) 22 Abriil 2018 Tababaraha kooxda Barcelona ee Ernesto Valverde ayaa abaal mariyay ciyaartoydiisa kadib markii xalay ay gacanta ku soo dhigeen…
Read More » -
Italy
Luciano Spalletti: “Waxaan U Dagaalami Doonaa Sida Aan Kaga Mid Noqon lahayn Champions League”
(Serie A) 22 April 2018 Macalinka Inter Milan Luciano Spalletti ayaa amaanay xidiga kooxdiisa Rafinha, kadib marka uu kooxdiisa kaga…
Read More » -
England
Manchester City oo Wax Naxariis ah u Sameen Kooxda Heerka Hoose ka Carareysa ee Swansea City Kulankii …+SAWIRO
( Premier League ) 22 April 2018. Naadiga Manchester City oo horay u xaqiiqsatay hanashada horyaalka Premier league ayaa dhulka…
Read More » -
England
Salah Oo Dhiiragaliyay Saaxiibkiis Mohamed Elneny, Kadib Dhaawacii Kasoo Gaaray Kulankii West Ham
(Premier League) 22 April 2018 Mohamed Salah ayaa garab istaagay saaxiibkiis xulka qaranka Masar iyo kooxda Arsenal Mohamed Elneny, kadib…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
Miyuu daawaday Ronaldo kulankii Barcelona ay xalay ku guulaysatay Copa del Rey?
(Madrid) 22 Abriil 2018 Tababare Zidane ayaa fasax dheeri ah siiyay Cristiano Ronaldo ka hor kulanka Real Madrid ay u safrayso…
Read More » -
Spain
Florentino Perez Oo Ka Hadlay Mustaqbalka Goolhaaye Keylor Navas
(La Liga) 22 April 2018 Madaxweynaha kooxda Real Madrid Florentino Perez ayaa shaaca ka qaaday go’aankiisa kaga aadan mustaqbalka goolhaaye…
Read More » -
Italy
Juventus oo iska diiday saxiixa laacib ka tirsan Barcelona
(Torino) 22 Abriil 2018 Kooxda Juventus ayaa iska diiday saxiixa laacib ka tirsan kooxda Barcelona oo loo soo bandhigay inay la…
Read More »