Siduu isku Badalay Muuqaalka Wajiga Arsene Wenger Mudadii uu Maamulayay Arsenal

( England ) 21 April 2018. Arsene Wenger ayaa shaaciyay jimcihii inuu ka dhaqaaqi doono kooxda Arsenal marka uu dhamaado xagaagan kadib 22 sano uu maamulayay.

Tan iyo markii loo magacaabay shaqada kooxda bishii October ee sanadkii 1996, ninka reer Frenca ayaa kooxda u horseeday qaab ciyaareed qurux badan, garoon cusub oo ay naadigu yeelatay iyo ku guuleysigii horyaalka Premier league sanadkii 2003/04 oo aan kooxda laga badin xiligaas kulamada horyaalka.

Mudda uu wenger hayo shaqada naadiga waqooyiga London wuxuu u qaaday sedax Premier League, todoba FA Cup taaso ka dhigan in guud ahaan kooxda u qaaday 10 koob xili uu damac kaga jiro xagaagan koobka Europa League.

Waqtigaas dheer uu Arsenal maamulayo, Macalin wenger ayaa la kulmay arimo kala duwan oo aan ka marneen qaab dhismeedka nolashiisa.

Hadaba halkaan waxaan kuugu soo gudbineynaa qaabkii uu isku badalay Muqaalka waji ee Wenger kaasoo mudada rubac qarniga ku dhaw u shaqeynaayay kooxda Gunners.

1997: His first full season in charge would ultimately lead to a league and cup double  1996: Wenger arrived at Arsenal as an unknown in 1996 after leaving Grampus Eight

Sawirka Midig waa 1996 marka kooxda uu yimid halka kalna waa 1997

1998: Wenger enjoyed his first Wembley win (pictured) as his side beat Newcastle to win the FA Cup 1999: But 1999 was the year of Manchester United as the Red Devils won the treble

Waa sanadihii 1998 iyo 1999

2000: Wenger is pictured watching his side beat Barnet in a pre-season friendly 2001: After Champions League loss at Schalke (pictured), Wenger went on to win the double

Waa sanadihii 2000 iyo 2001

2002: Arsenal won an FA Cup in 2002-03 as well as a Community Shield that season  2003: Wenger is pictured during one of his many battles with Sir Alex Ferguson

Waa Sanadihii 2002 iyo 2003

2004: His greatest triumph, as Arsenal went an entire season unbeaten to win the title  2005: But the title was lost a year later, although the Gunners did win an FA Cup

Waa Sanadihii 2004 iyo 2005

2006: This year brought a first Champions League final but they lost to Barcelona  2007: Wenger was now two years without a trophy - a run which would last until 2014

Waa Sanadihii 2006 iyo 2007

2008: Arsenal let the league title slip away late on before ultimately finishing third  2009: The Gunners finished fourth and lost FA Cup and Champions League semi-finals

Waa Sanadihii 2008 iyo 2009

2010: No trophies ever looked like being won, apart from the Barclays Fair Play Award  2011: Wenger made the European knockout stages once again but lost to Barca... again

Waa Sanadihii 2010 iyo 2011

2012: Wenger pictured during a Champions League group stage clash with Montpellier  2013: Arsenal were knocked out by Blackburn Rovers in the fifth round of the FA Cup

Waa Sanadihii 2012 iyo 2013

2014: Wenger broke a nine-year trophyless run with an FA Cup win at Wembley over Hull  2015: Like buses, another FA Cup success came in 2015 with a win over Aston Villa

Waa Sanadihii 2014 iyo 2015

Leicester capitalised on big clubs' failings to win the Premier League in 2016  Arsene Wenger reacts during the 2017 FA Cup final

Waa Sanadihii 2016 iyo 2017.

Gool FM.

 

 

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close