Day: April 20, 2018
-
England
Muxuu ka yiri Fabregas go’aankii uu qaatay tababarihiisii hore ee Arsene Wenger?
(London) 20 Abriil 2018 Kubadd abuuraha Chelsea ee Cesc Fabregas ayaa aad uga murugooday go’aankii uu maanta qaatay tababarihiisii hore ee Arsene…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
QORMADA JIMCAHA: Maxamed Saalax waa TAAJIR, laakiin bil kasta oo RAMADAAN wuxuu….!!
(Europe) 20 Abriil 2018. Qormadeenii tixanaha waxaan Jimcahan ku soo qaadan doonnaa Qisooyin Cajiib ah oo laga soo ururiyay Laacibka…
Read More » -
Afrika
DAAWO: Mohamed Salah oo diyaarsaday labiskii uu uga qayb gali lahaa xaflada abaalmarinada Premier League
(Liverpool) 20 Abriil 2018 Weerar yahanka kooxda Liverpool ee Mohamed Salah ayaa diyaarsaday labiskii uu uga qayb gali lahaa xaflada abaal…
Read More » -
England
Waa kuma tababaraha ay doonayaan taageerayaasha Arsenal?
(London) 20 Abriil 2018 Taageerayaasha Arsenal ayaa bilaabay raadinta tababaraha ku haboon laylinta kooxda kadib markii Wenger uu ku dhawaaqay inuu…
Read More » -
England
LA OGAADAY: Ancelotti Oo Shaaca Laga Qaaday Arsenal Ama Chelsea Kooxda Uu Jecel Yahay Inuu Leyliyo Xili Ciyaareedka Xiga
(Premier League) 20 April 2018 Saxaafada dalka France ayaa waxay maanta shaaca ka qaaday in Carlo Ancelotti uu xiiseenayo inuu…
Read More » -
Wararka
Tababaraha xulka qaranka Sweden oo niyad jabiyay Zlatan Ibrahimovic
(Stockholm) 20 Abriil 2018 Tababaraha xulka qaranka Sweden ee Janne Andersson ayaa niyad jabiyay weerar yahanka Los Angeles Galaxy ee Zlatan Ibrahimovic.…
Read More » -
Champ' League
Varane oo u jawaabay dadka jecel in Bayern Munich ay Champions League ka reebto Real Madrid
(Madrid) 20 Abriil 2018 Daafaca Real Madrid ee Raphael Varane ayaa u jawaabay dadka jecel in Bayern Munich ay reebto kooxdiisa…
Read More » -
Spain
Ernesto Valverde Oo Weerar Ku Qaaday Saxaafada Dalka Argantina, Sababa La Xiriira Lionel Messi.
(La Liga) 20 April 2018 Tababaraha kooxda Barcelona Ernesto Valverde ayaa ku weeraray saxaafada dalka Argentina, sababa la xiriira inay…
Read More » -
England
“Tababaraha cusub ee Arsenal ma heli doono awoodii uu haystay Arsene Wenger”
(London) 20 Abriil 2018 Gudoomiyaha fulinta ee kooxda Arsenal ee Ivan Gazidis ayaa goor dhaw qabtay shir jaraa’id oo uu uga hadlayay…
Read More » -
Soomaaliya
Miyuusan Mudneen in macallin Salaad laga dhigo tababaraha guud ee xulka qarankeena ???
(Bujumbura) 20 April 2018-Khabiirada Isboortiga ayaa aaminsan xiriirka kubadda cagta in ay qaateen go’aankii ugu saxnaa markii ay macallinka da’yarta…
Read More »