Napoli oo kusoo Dhawaatay Juventus

(Seire a) 19 April 2018. Kooxda juventus ayaa iska lumisay fursad ay ku dheereysan laheed dhicbaha hogaanka kadib bar baro ay la gashay kooxda Crotone waxaana natiijadaas ka faa’iiday naadiga Napoli oo guul weyn ka gaarta Udinese,
Dhanaka kale kooxda Roma ayaa ka badisay Genoa halka Milan taako loo dhigay balse kooxaha Fiorentina iyo Lazio ayaa ciyaaray kulan la iska dhaliyay todoba gool
Hadaba waa kuwaan dhamaan natiijooyinka kulmada horyaalka Seire A-da talyaaniga
Benevento 0 – 3 Atalanta
Crotone 1 – 1 Juventus
Hellas Verona 0 – 1 Sassuolo
Roma 2 – 1 Genoa
SPAL 2013 0 – 0 ChievoVerona
SSC Napoli 4 – 2 Udinese
Sampdoria 1 – 0 Bologna
Torino 1 – 1 AC Milan
Fiorentina 3 – 4 Lazio
Gool FM.