Elman oo bar baro ka barisay Madbacadda

(Muqdisho) 18 Abriil 2018. Macallin Taaree ayaa bar baro ku furtay kulankiisii ugu horreeyay ee Elman kaddib markii ay galabta 1-1 la galeen Madbacadda.

Qeybtii hore ee ciyaarta ayaa lagu kala nastay 1-0.

Markii la isku soo laabtay qeybta labaad ayay Elman la timid goolka bar baraha.

Macalinkii naadiga Gaadiidka ayaa dhawaan loo magacaabay xilka Elman kaddib markii uu ka tagay Cabdi Joon oo isna dib ugu laabtay kooxdiisii hore ee Horseed.

Gool FM.

 

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close