Day: April 18, 2018
-
Bannaanka Garoonka
EEG XARFAANTA FASALKA WADA FADHISA: Alonso, Raul, Baptista iyo kuwa kale…(Maxay baranayaan???)
(Spain) 18 Abriil 2018. 16-ciyaartooy oo soo maray kubbada cagta isla markaana magac ka sameeyay ayaa isniintii bilaabay Koorso gaar…
Read More » -
England
Aguero aabihiis oo sir wayn ka shifay (Laacibka oo ku sii jeeda …..)
(Manchester) 18 Abriil 2018 Aabaha dhalay weerar yahanka Manchester City ee Sergio Aguero ayaa kashifay sir wayn oo ku aadan mustaqbalka…
Read More » -
Champ' League
“Anaga oo kaliya ayaa Champions League ku garaaci karna Real Madrid” – Rummenigge
(Munich) 18 Abriil 2018 Gudoomiyaha kooxda Bayern Munich ee Karl-Heinz Rummenigge ayaa ka hadlay kulanka ay la ciyaarayaan Real Madrid. Bayern Munich…
Read More » -
Spain
Meel lagaa JECELYAHAY markaad ka cararto waxaad tagtaa meel lagaa NECEBYAHAY!!!
(Europe) 18 Abriil 2018. Waxaan maqli jiray haddaad ka tagto Meel lagaa jecel yahay waxaad tagtaa meel lagaa Neceb yahay,…
Read More » -
Soomaaliya
Elman oo bar baro ka barisay Madbacadda
(Muqdisho) 18 Abriil 2018. Macallin Taaree ayaa bar baro ku furtay kulankiisii ugu horreeyay ee Elman kaddib markii ay galabta…
Read More » -
Germany
Bayern Munich oo khiyaanadii ugu waynayd la damacsan Real Madrid (Ogoow qorshaha ay dajisay)
(Munich) 18 Abriil 2018 Kooxda reer Jarmal ee Bayern Munich ayaa khiyaanadii ugu waynayd la damacsan Real Madrid marka uu dhamaado…
Read More » -
Spain
Barcelona oo go’aan kama danbays ah ka qaadatay mustaqbalka Andre Gomes
(Barcelona) 18 Abriil 2018 Maamulka Barcelona ayaa go’aan kama danbays ah ka qaatay mustaqbalka laacibka reer Portugal ee Andre Gomes. Wargayska Sport…
Read More » -
England
Liverpool oo qorshaheeda ku darsatay Julian Draxler
(Liverpool) 18 Abriil 2018 Liverpool ayaa ku soo biirtay kooxaha doonaya saxiixa laacibka PSG ee Julian Draxler suuqa kala iibsiga ee…
Read More » -
England
Neymar oo u sheegay Real Madrid inay soo qaataan labo laacib oo ka ciyaara Premier League
(Madrid) 18 Abriil 2018 Neymar oo aad ugu sii dhawaanaya ku biirida Real Madrid ayaa farta ku fiiqay labo laacib oo…
Read More » -
Spain
Florentino Perez oo ka careysiiyay Zidane…(Maxaa la isku hayaa??)
(Madrid) 18 Abriil 2018. Madaxwaynaha Real Madrid Florentin Perez ayaa la warinayaa inuu ka careysiiyay Zidane kaddib markii uu gabi…
Read More »