Akhriso : Isku aadka tartanka degmooyinka gobolka Mudug iyo tartanka oo dib u dhac ku yimid

(Muqdisho) 17 Abriil 2018.Garoonka C/laahi Ciise ee magaalada Gaalkacyo ayaa lagu waday in uu ka furmo tartanka degmooyinka gobolka Mudug dhanka Galmudug oo loo qorsheeyay in ay ka qayb qaataan 8 degmo.

Ciyaartii furitaanka oo dhexmari lahayd Bacaadweyne iyo Bander qaali ayaa baaqatay markii Roob xoogan  uu shalay  ka da’ay Magaaladda Gaalkacyo.

Guddiga Tartanka ayaa gool FM u sheegay in ay qiimayn doonaan Xaaladda Garoonka Cabdulaahi Ciise, kaa soo saamayn ku yeeshay roobkii da’ay.

Hadaba Degmooyinka ayaa iskugu aaday Sidatan:

Group A

Bander qaali Vs Bacaadweyne

Ceelguula vs Bandiiradley

Group B 

Gaalkacyo vs Wisil

Bitaale vs Afbarwaaqo

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close