Michy Batshuayi oo Dhaawac Looga Saaray Kulankii Kooxdiisa Guuldarada Kala Kulantay Schalka 04.

(Germany) 16 April 2018. Laacibka ay Milkiyadiisa lee dahay kooxda Chelsea ee Michy Batshuayi ayaa  lagu barayaa  Isbitaalka waxaana laga cabsi qabaa inuu ka jabay anqawga.

Weeraryahanka ayaa bareele looga saaray garoonka Daqiiqadii  92aad kulankii ay kooxdiisa guuldarada kala kulantay naadiga Schalke.

Laakiin wuxuu garoonka Arena Stadium ka baxay isagoo ku soconaya biro waxeyna warineysaa majalada SportBild in 24 sano jirkaan uu ka jabay Anqawgiisa.

 There was serious concern both from Michy Batshuayi and opposition defender Naldo in the 92nd minute

Macalinka kooxda Dortmund Peter Stoger ayaa yiri kulanka kadib “waxaan rajeyneynaa in uusan noqon dhaawiciisa mid xun, laakiin waan ka war sugi doonaa baritaanada.”

Batshuayi ayaa ku dhacay garoonka dhamaadka qeybta labaad kadib markii ay isku dhaceen difaacii hore ee kooxda Tottenham Benjamin Stambouli.

waxaana markiiba gacanta u haatiyay kooxda caafimaadka,laacibka kasoo horjeeday ee Naldo.

 Michy Batshuayi had to be taken off on a stretcher for Borussia Dortmund today

 The Belgian striker winces in pain after he was tackled from behind by Benjamin Stambouli

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close