Jose Mourinho oo Wakiilo u Diray Naadiga Celtic si ay usoo Daawadan Laacibkan.

(England) 16 April 2018. Kooxda Manchester united ayaa baahi weyn u qabta in ay hesho laacib joogta kaga ciyaara difaaca bixid oo hadda loo adeegsado booskaas ciyaariyahan Ashley Young.

Tan iyo markii ay Mourinho is qabteen laacibka Luke Shaw kulankii ay 2-0 kaga badiyeen Brighton. kooxda ayaa baadi goob u gashay difaac badala xiddigan reer England oo hadda banaan joog ka ah kooxda.

Majalada  The Times ayaa sheegaysa in maamulaha Manchester united uu wakiilo soo daawada laacibka Kieran Tierney u diray kulankii ay kooxda Celtic  guusha ka gaartay dhigooda Rangers koobka Scottish Cup.

 Jose Mourinho's relationship with Luke Shaw has been a rocky one and the left-backs Old Trafford career has hit the buffers

 Tierney was instrumental in Celtic beating Rangers over the weekend in the Scottish Cup semi-final

Inta badan Young oo 32 sano jir ah,ayaa united kaga ciyaarayay dhanka bidix ee difaaca balse hadda jouse ayaa raba inuu Tierney keeno garoonka Old Trafford.

Tani ma ahan markii ugu horeysay oo ay united wakiilo u diraan da’yarkan saftay 27 kulan oo ciyaaraha kooxaha yurub ah oo uu kamid yahay 21 ciyaar uu kasoo muuqaday koobka Champions League waana laacib waayo agarnimo wanaagsan leh.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close