Andres Iniesta oo Go’aan ka Gaaraya Mustaqbalkiisa Barcelona

(Spain) 16 April 2018. Halyeeyga Spain iyo kooxda Barcelona Andres Iniesta oo 33 jir ah ayaa heshiiskiisa dhamaanayaa xagaagan, waxaana lala xariirinaa inuu ka dhaqaaqayo garoonka  Nou Camp.

Horyaalka Chine ayaa loo maleyn karaa halka uu caga dhigan doono laacibka waana meel uu ka helayo lacag badan.

Iniesta wuxuu sheegay in ay been tahay hadii uu tilmaay halka uu mustaqbalkiisa yahay   – Laakiin ma xaqiijin halka ay tahay.

Wuxuu yiri iniesta: “horay ayaa go’aan uga gaaray waxa aan sameysano.

“mar walba waan jeclahay taagerayaasha , waana u mahad celinaya iyaga , kuwaas oo halkaan u joogay wax ka badan labaatan sano. Taageeradooda waxay ahayd mid muhiim u ah guusha.

“Marka aan dhiibto fikradayda, kooxda ayaa ogaan doonta ka dibna qof walbaa waa uu ogaan doonaa.

“niyad jabka iyo wax yaabaha aan sida xun u sameynay, iyagu weey dhaawacdaa.

“wax yaabaha aan sida wanaagsan u sameynaa wey ku raaxeystaan. Waxaan leenahay labo wado iney murgaan ama aan ka dubuno murugada oo aan horay u dhaqaaqno.

Gool FM.

 

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close