Day: April 16, 2018
-
Champ' League
Arturo Vidal oo Seegaya Kulanka Real Madrid Kadib Dhaawac Kosoo Gaaray Xarunta Tababarka.
(Germany) 16 April 2018. Waa arin dharbaaxo weyn ku ah kooxda Bayern Munich taa oo laga yaabo iney heli waayaan…
Read More » -
England
Antonio Rudiger oo Afka Furtay Kadib Markii Laga Tagay Kulankii ay Chelsea…..?
(England) 16 April 2018. Difaaca kooxda Chelsea Antonio Rudiger ayaa tilmaamay inuu taam ahaa ciyaartii kooxda Southampton balse uusan ogeen…
Read More » -
Spain
Andres Iniesta oo Go’aan ka Gaaraya Mustaqbalkiisa Barcelona
(Spain) 16 April 2018. Halyeeyga Spain iyo kooxda Barcelona Andres Iniesta oo 33 jir ah ayaa heshiiskiisa dhamaanayaa xagaagan, waxaana…
Read More » -
Spain
Barcelona oo Eegaysa Laacibka kamid ah kooxda Sevilla kadib Bandhigisii Champions League
(Spain) 16 April 2018). Kooxda hogaamineysa horyaalka La liga ee Barcelona ayaa u dhaqaaqeysa laacibka difaaca kaga dheela naadiga Sevilla…
Read More » -
England
Kooxda Monaco oo Suuqa Dhigeysa Bartilmaameedkii Kooxaha Arsenal iyo Liverpool
(France) 16 April 2018. Madaxweyne ku xigeenka kooxda Monaco Vadim Vasilyev ayaa qiray in kooxdiisa ay ku fikireyso in ay…
Read More » -
England
Massimiliano Allegri oo Hoos u Dhigay Wararka Sheegaya inuu Midkood Arsenal ama Chelsea Qaban Doono
(Italy) 16 April 2018. Macalinka kooxda Juventus Massimiliano Allegri ayaa meel iska dhigay wararka sheegaya inuu ka dhaqaaqao kooxda Biancanero…
Read More » -
Soomaaliya
Guddoomiye ku xigeenka xiriirka kubadda cagta Cali Shiine oo ka hadlay dhibcihii lagu wareejiyay Soomaaliya
(Bujumbura) 16 Abriil 2018. Shir Jaraa’id uu xafiiskiisa ku qabtay gudoomiye ku xigeenka koowaad ee Xiriirka Soomaaliyeed ee Kubada Cagta Cali…
Read More » -
Germany
Michy Batshuayi oo Dhaawac Looga Saaray Kulankii Kooxdiisa Guuldarada Kala Kulantay Schalka 04.
(Germany) 16 April 2018. Laacibka ay Milkiyadiisa lee dahay kooxda Chelsea ee Michy Batshuayi ayaa lagu barayaa Isbitaalka waxaana laga…
Read More » -
England
Jose Mourinho oo Wakiilo u Diray Naadiga Celtic si ay usoo Daawadan Laacibkan.
(England) 16 April 2018. Kooxda Manchester united ayaa baahi weyn u qabta in ay hesho laacib joogta kaga ciyaara difaaca…
Read More » -
Ameerika
Zlatan Ibrahimovic oo Xaqiijiyay inuu u Ciyaarayo Xulkiisa Sweden Ciyaaraha Koobka Aduunka
(Sweden) 16 April 2018. 36 sano jirkaan weerarka kaga ciyaaraha kooxda LA Galaxy, ayaa horay u sheegay inuu ka fariistay…
Read More »