SAWIRRO: Ciyaaryahanada iyo atooreyaasha caanka ah ee tima tallaashay

(London) 14 Abriil 2018. Waxaa soo batay muddooyinkan dambe ciyaaryahanada caanka ah ee timaha tallaasha kaddib markii ay ku siibato bidaar.
Waxaa si weyn u shaac baxay timo taallashadsadii Weyne Roney dhawr sano kahor uu qarashka badan ku bixiyey.
Hase ahaatee, inta ku jirta isbortiga kali kuma aha,waxaa sidaas oo kale sameeyey Antonio Conte oo haaran tabbbare u ah Chelsea.
HOOS KA AQRISO MAGACYADA ATOORAYAASHA IYO CAYAARYAHANADA TIMAHA TALLAASHAY
Antonio Conte
Matthew McConaughey
John Travolta
Silvio Berlusconi
Weyne Rooney
Tom Hanks
Elton John
Nicolas Cage
Bono (U2)
AJ McLean (Backstreet Boys)
Hugh Laurie
Jurgen Klopp
Ronald de Boer
George Clooney
Kevin Spacey
LeBron James
Steven Seagal
Jude Law
Steve Carell
Mel Gibson
Brendan Fraser
Gordon Ramsay
Christian Slater
Billy Bob Thornton
Jon Cryer
Gool FM.