Real Madrid waxa ay heli doontaa toddobaad nasasho ah kahor kulanka lugta kowaad ee afar dhammaadka Champions League

(Madrid) 14 Abriil 2018. Marka aad joogto heerka afar dhammaadka Champions League, fursad walba waa xisaabsan tahay, Real Madrid waxa ay heli doontaa asbuuc dhan oo nasasho ah kahor kulanka hore.

Kulanka 34-aad ee La Liga oo ay Real Madrid ciyaari lahayd dib ayaa loo celiyey maadama Sevilla dheeli doonto fiinaalaha Copa del Rey 21-ka Abriil 2018, Real Madrid waxa ay heli doontaa toddobaad diyaar garow ah kahor inta aysan la dheelin Bayern Munich.

Athletic Club ayey arbacada la dheeli doonaan laakiin waxaa u xigi doona asbuuc nasasho ah kaddibna waxa ay booqan doonaan Jarmalka lugta kowaad ee afar dhammaadka Champions League.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close