Arturo Vidal waxa uu rabay in lagu aadiyo Madrid -Waatan caddeynta

(Madrid) 14 Abriil 2018. Bayern Munich Vs Real Madrid – Waa Clasico Yurub ah, Arturo Vidal si weyn ayuu u doonayey in ay isku soo aadaan afar dhammaadka Champions League.

Laacibka reer Chile waxa uu doonayaa aargudasho maadama ay ka reebeen Champions League-gii kal hore halka isna si xanuun badan loogu taagay kaarka cas.

Durbadiiba markii la’isku aadiyey, Vidal waxa uu Twitter-ka ku soo qoray farriin.

“Haa hadda, F@@@@k!!” ayaa ku qornaa.

24 kulan oo ay is arkeen, miin 11 ayey mid walba soo baxday halka labada kale bar bar dhac ku kala bexeen.

Real Madrid hal gool ayey dheer tahay 37 halka Bayern 36 dhaliyey 24-kaas kulan.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close